Yarka lagu magacaabo Yuusuf Xasan Dayur oo aad u da’yar ayaa ka dareen celiyay nin ay isku wadan yihiin oo u sharaxan xilka Madaxweynenimada Maraykanka laguna magacaabo Ben Carson oo yiri muslimiintu madaxweyne kama noqon karaan Maraykanka. Yuusuf ayaa sheegay in uu jeclaa in uu noqdo madaxweyne.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM