Yaxaas mitirkiisu yahay ilaa 9 ayaa looga taag waayay xoolaha magaalo ku taal Maraykanka kadib markii lawaayay ilaa 2 Dibi oo biyo u doontey biyo fadhiisin u dhow beer. Mulkiilaha beerta ayaa dalbadey in Yaxaaska laga soo gaaro xilli la arkay isagoo sii quusaya.
Nin ku takjhasusay dilida Yaxaasyada sida u wayn ayaa loo yeedhay wuxuuna ku sugey meel uu inta badan ka ugaadhsado wuxuuna u dhigey hilib aan sidaa u weynay. Waxa halkii lagu dilay Yaxaaskan oo dheeridiisa laga yaabay.
Ninkan ayaa mulkiilaha ka qaatey lacag gaaraysa 500 oo doolar.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![BBrqwSw[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/04/BBrqwSw1-300x194.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay