X

Dawlada Somaliya oo diidey qorshe kooxda Xalane ku dheeraysanayaan joogidooda

Dawlasda Somaliya ayaa si cad ugu jawaabtey hadalo ka soo yeeray dawlado Kiiniya ay ka mid tahay oo qaba in hawlgalka Afrikaanka loo bedelo qaab kale oo ay ku sii joogi karaan dalka.


”Wax aan ka ognahay ma jirto waxaa ka soo butaacaya Afrika iyo kooxda Xalane aan ka ahayn inay leeyihiin hami lagu sii dheeraynsanayo joogitaanka ciidamada Afrika ayuu yiri Cali Calasow.


”Cid wax naga ogeysiisay ma jirin ee iyagaa iska wata ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda Maxamed C/risaaq Maxamuud taasina wax hadda na qabto maaha ayuu raaciyay.

Kooxda XALANE iyo Imaaraadka iyo kuwa ku soos jira sida Kiiniya ayaa raba inay dalka keenaan caade qaate u adeega danahooda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.