X

Wasiirka koowaad ee dalka Maxamed Xuseen Rooble oo khaati ka jooga Cabdi Xaashi

Wasiirka koowaad ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa khaati ka taagan Cabdi Xaashi oo jago aan loo baahneyn ka haya dawlada Somaliya. Ilaa hadda wuxuu fulin la yahay heshiisyadii lagu heshiiyay ayuu qabaa Cali Culusow.


Khaati ayaan joogaa ayaa laga soo xigtey markasta waxaan aragnaa inaan welli soo dhaafi nahay meshii aan shalay joogney, wax horusocod ah ma jiro.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu kulan kama dambeyn la yeesho Cabdi Xaashi iyo raiisal wasaare ku xigeen Mahdi Guuleed taas oo la filayo inay dhacdo maalinta Salaasada.


Waxa maanta lagu shubtey doorasho ka dhacday Kismaayo taas oo fadhiidyo hore dib loo soo celiyay. ”MA jirin wazx isbedel ah ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llahi WEarhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.