Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta soo saaray qoraal qeexan oo uu ku sheegay in aanu jiri doonin wax heshiisa oo lala galayo dawlado kale ama shirkado inta ay socoto doorashada.
Wareegtadan uu saxiixay madaxweyne Farmaajo ayaa soo baxday xilli la sheegay in wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble markii uu joogay Ingiriiska si hoose looga saxiixay in dacwada badda lagu dhameeyo hoos ahaan.
Wasiirada arimaha dibedda Kiiniya oo berito oo Axada imanaysa Muqdisho ayaa la balansan dhigeeda iyo weliba madaxda kale sida madaxweyne Farmaajo.
“Imaatinka wasiirka Kiiniya waxay muujinaysaa in Somaliya ayna ahayn midii ay hore u taqaanay ee askarteeda loo sujuudi jirey ama maamul jufeedyada looga yeeri jirey Nayroobi ayuu yiri Cali Calasow.
Wareegtada madaxweyne Farmaajo ayaa diidey in haba yaraatee lagu tunto hantida qaranka ha yaraato hana badnaato.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay