Yoonis Cali Nuur oo u shaqayn jirey iidaacada Ingiriiska ee BBC ayaa ka sheekayna dhisme Ingiriisku uga talogalay caqli-bedelid oo uu ugu talogalay iska horkeena ummada Muslimiinta.
Goobta Yoonis Cali Nuur ka hadlayo aya ku taal Berbera Ingiriiska ka kala jabiyay daw;adi Somaliya oo ku fahantey markii uu NFD siiyay Kiiniya.
Ingiriiska ayaa mar labaad ku guuletstay inuu Somalidfa isku diro asagoo idaacadiisa kaga sheekayn jirey isku dirka qabiilada Somaliyeed ama abuurka qabiil jacaylka, taas oo keenta burburkii dawlada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7WZqYFfoiV4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay