Yuhuuda ayaa qaaday qalab baadhis oo ay dhigatey albaabka hore ee masjid Al-Aqsa. Yuhuuda ayaa sheegtay in qalabkan lagu baadho biraha kale uu amniga wax ka tarayo kadib markii nin Caraba ku diley askar Yuhuuda.
Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa taageersan ficilada ay Yuhuudu ka wado dhulka la haysto oo u ku jiro masjidka weyn ee Al-Aqsa ee Carabta Urdun ay ka qabsadeen sanadii 1967 ayadoo Maraykanka iyo reer galbeedku hub ku caawiyeen.
Yuhuuda ayaa sheegtay in ay ku bedelayso mid kale oo lagu baadho hubka. Muslimiinta reer Falastiin ayaa sheegay in ayna masjidka ku tukanayn haddii la qaadi waayo qalabkaas lagu xirey albaabka masjidka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAAVBINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay