Yuhuudiga Natanyahu ayaa si xun uga hadley qoxootiga Afrikaanka ah. Natanyahu ayaa ka hadlayay deyr koronto ku xiran tahay oo Yuhuudu ka dhisayso xadka Masar.
Natanyahu oo xasuuqey kumanaaan Falastiiniyiina dhul boob ku wada ayaa yiri ”soo galootiga Afrikaanku waxay ka xun yihiin argagixisada”. Yuhuuda ayaa waxa inta badan aada soo galooti ka yimaada Itoobiya iyo Eretariya.
Wuxuu ku daray waxaan ka hadlay dhul Yuhuuda u khaasa sideen ku helaynaa mar haday jiraan Afrikaan nagu soo badanaya ayuu yiri Natanyahu oo lagu yaqaan inuu Maraykanka ku dul ooyo marka Yuhuuda la gilgilo.
Xadka Yuhuuda iyo Masar ayaa galay argagixisada Daacish oo xasuuq xun u gaystey MUslimiinta Masar.
Sawirka hoos soo galooti Itoobiyaana
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay