X

Yuutuub oo cirweyni la soo baxay

Shirkada uu leeyahay guugal ee yuutuub aya lasoo baxday cirweyni kadib markii ay soo dirtey iimayl ku qasbaya dadka sameeya muuqaalada inay xayaysiis gashan doonaan. Xayaysiiskaas oo ah mid ay jecel yihiin iyo mid ayna jeclaysanba.


Yutuub ayaa ku doodeysa inay iyagu leeyihiin aalada oo qofkii muuqaal la wadaaga ay xayaysiis gashan doonaan bila lacaga. Dadka ay gashan doonto xayaysiiska ayaa u badan muuqaal sameeyeyaal aan welli saxiixin lacageynta gacankooda ama yuutuub diidey.


Heshiiskan cusub ayaa ka jira Maraykanka waxayse hadda rabaan inay u so gudbiyaan aduunka kale, ayagoo dhinaca kale ku qasbaya inay saxiixaan sharciga cashuuraha ee Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.