Waxa isa soo taraya baaq ku aadan safarada macno darada ah ee Xasan Culusow ku jaqayo lacagta masaakiinta. Fadhiid Xasan...
Year: 2022
Madaxweynaha Turkiga Dayib Rajib Erduqaan ayaa sheegay in Maraykanku hubaynayo Giriiga uuna fahansan yahay ujeedada uu ka leeyahay hubayntaas. Hadalka...
Waxa maalmihii u dambeeyay aan arkaynay warar sheegaya maleeshiyo beeleedyo is abaabulay oo weerar ku ah dhiigmiiratada Shabaab oo intii...
Dawladii uu hogaaminaayay Maxamed X/llaahi Farmaajo wuxuu dhisay ciidan Tayo oo xoreyn kara laakiin ay ku istaageen kooxda Xalane ama...
Madaxweynaha Masar oo isku dayaaya inuu kaalin ka gaysto abaarta iyo dagaalka lagula jiro dhiigmiiratada shabaab ee hoosta Maraykanku ka...
Horjoogaha fashilmay ee maamulka Somalilaan ee ay dabada ka wataan gaalada waaweyn sida Ingiriiska iyo Maraykanka oo hadda u soo...
Wadamada Ruushka, Iiraan iyo Shiinaha ayaa dhoolatus milatari oo uu aad uga naxay Maraykanku ka samayn doona bad u dhow...
Xasan Culusow ayaa ku sugan dalkaasi Maraykanka halkaas oo ilaa hadda aan la garanayn waxa uu ka qabanayo xilli ayna...
Dhawaan ayay ahayd markii fadhiid Xasan Culusow uu yiri waan ogolahay in la sii wado taageerada la siiyo maamulka Muuse...
Madaxweynaha Ruushka Faladhimeer Buutin ayaa wacad ku amray inuu dhulka la simi doono Maraykan iyo Yurubta raacsan haddii lagu soo...
Itoobiya ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan laba baylood oo seexday xilli ay ahayd inay diyaaradu ku degto garoonka...
Dagaalyahanada u dagaalama Ruushka ee ka yimaada wadamada taageersan ayaa Ruushku sheegay inayn ku adkayn doonin qaadashada dhalashada dalkaasi. Ruushka...
Xasan Culusow oo kolba diyaarad u kala raacaya Maraykan iyo Ingiriis ayaan ilaa hadda waxba ka qabanin cudurka ka dilaacay...
Afar gobol oo ka tirsan Yukrayn ayaa ku dhawaaqay inay afti u qaadayaan inay ka go'aan Yukrayn kuna biiraan Ruushka....
Dhamaan madaxda Islaamka intooda yar ee ka qayb galay aaska boqoradii bakhtiday ee Ingiriiska waa diideen inay kaniisad ugu galaan...
Dawlada Itoobiya oo la tacaalaysa dagaal uu Maraykanku rabo inuu xukunka uga tuuro Cabi Axmed ayaa shaacisay tirada ay dhan...
Fadhiid Xasan Culusow ayaa Ingiriisku u yeeray ayadoo hore loo filaayay laakiinse hadda ay soo dedejisay bakhtiga boqorada dalkaasi oo...
Boqorka Gabooyaha ayaa ka hadlay wadaad Maxamed Umul oo yiri HABARTAAS fariin ayay direysaa mar haddayba surwaal xidhatey, ayaa yiri...
Xasan Culusow ayaa markale bedelay sheekadii ahayd inaanu waxba ka qabin in shisheeyuhu siday rabaan dalka u yimaadaan maamul jufeedkasta...
Wadaad Maxamed Umul oo Kiiniya ku nool ayaa toos u weeraray wasiirad Khadiija Maxamed Diiriye asagoo ka hadlay surwaal uu...
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa la gudoonsiiyay shahaadada dunida Islaamka ee kobcinta dhaqaalaha ee sanadkan 2022. Raiisal wasaaraha ayaa shahaadada lagu...
Chinese President Xi Jinping wants to work with Moscow to take on the responsibilities of “great powers,” he told his...
Maraykanka ayaa si fulaynimo ah hubka ugu soo daldalaya Yukrayn oo Ruushku hawlgalkiisa ku soo afjari lahaa bilo kahor. Hawlgalka...
Dagaalka lagula jiro dhiigmiiratada shabaab ma dhamaanayo ilaa la helo maamul adag oo dalku yeesho, waxase wax lagu qoslo ah...
Maraykanka ayaa diidey in la baadho shaybaadhada dalkiisa si loo xaqiijiyo ama loo beeniyo warka ah in hargabka Karoonuhu ka...
Fadhiid Xasan Culusow ayaa isku shubay Maraykanka halkaas oo wararku sheegayo inuu si hoose ula kulmayo qaar ka tirsan maamulka...
Maamul jufeedyada ayaa markale is weydiiyay halka ay ku dambaysay lacagtii Imaaraadka laga qabtey ee Imaaraadku dib u ceshaday markii...
The US is not able to ease the EU’s energy crunch by increasing its shipments of oil and gas to...
Russian gas supplies to Turkey will be partly paid for in rubles, President Vladimir Putin said during a meeting with...
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dhiigmiiratada shabaab miino ay aaseen ay ku qaraxday caruur dugsi Quraan ka...