18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

215 guri oo Jabaanku lacagtiisa bixiyay oo laga hirgelinayo Boorama+MUUQAAL

WP_20150305_018Boorama–Dawlada Jabaan ayaa qayb ka noqotay qorshe guryo 215 gaaraya looga hirgelinayo Boorama taas oo ka mida mucaawinada Jabaan siiso dawlada Somaliya iyo shacabka Somalida. Mashruucan oo aad u daahay in la keeno Boorama ayaa la filayaa in uu dhawaan qabsoomo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS