Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







7 Wadan oo Afrikaana oo daaqada ka saaray isticmaalka lacagta Faransiiska

Todoba wadan oo ka tirsan galbeedka Afrika oo Farasiisku gumeystay ayaa daaqada ka saaray isticmalka lacagta Faransiiska. Wadamada ayaa lacagtooda ku xirey lacagta Faransiiska waxana u daabici jirey shirkad ku taal Faransiiska.



Waxa Faransiisku ka qaadan jirey khidmad taas oo dad badan ku tilmaamey in Afrikaankaasi welli xor aghayn maadaama luqadii gumeystaha ku hadlaan isticmaalaana lacagtiisa.



Wadamada daaqada ka saaray lacagta Faransiiska ayaa waxa ka mida Biniin Burkina Faso, Gini bisaaw, Ayferi koosta, Maali, Nayjar, Siniigaal and Toogo. Gini bisaaw mardambe ayay ku biirtey isticmaalka lacagta laakiin iyada Faransiis ma gumeysan.



Wadamadan oo lacagtoodu ku xirneyd tan Faransiiska laguna gooyay qiimo go’an sida Jabuuti oo kale Ayaan la garan Karin sidey u maareyn karaan isnbedelkaas oo keeni kara sixir barar.



”Waa talaabo hore loo qaaday ayay yiri wasiirka maaliyada ee dalkaasi Nayjeeriya Saynab Axmed laakiin laga fikiro sidii isbedel dhaawac aan keenin u dhaco.

Wadamo badan oo Afrikana aya sheegta inay ka xoroobeen Faransiiska laakiin dhaqaale ahaan ku xiran isaga.

Rashiid Ceelaanyo#

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...