Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







90 caruur u badan oo la qaadsiiyay cudur khatara dalkaasi Bakistaan

Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in dad gaaraya 90 qof oo caruur u badan la qaadsiiyay jeermiska keena cudurka dilaaga ah ee loo yaqaan Aydhiska. Wasiirada caafimaadka ee gobolka Sindhi ee dalkaasi ayaa warkan naxdinkeh la wadaagtey saxaafada.



Dhakhtar magaaladaasi degan oo qaba jeermiska keena Aydhiska isla markaana leh xarun caafimaad oo gaara ayaa la xaqiijay in dadkaan oo ay 67 caruur yihiin uu ku mudey hal irbad uu ku jiro jeermiska keena Aydhiska ee loo yaqaan afka gaalada HIV.



Dhaqtarkaan ayaa sheegay in aanu ogeyn inuu qabo cudurka markii su’aalo la weydiiyay hase yeeshee la sheegay in uu wada mudey mudo aan kala fogeyn. Masuuyiinta ayaa qaba in tiradu intaasi ka badan karto halka warar kale sheegayaan in ilaa 200 uu qaadsiiyay.



Bakistaan ayaa ah wadamada uu sida xun ugu faafay dilaaga keena Aydhiska maadaama ay ku badan yihiin haweenka jirkooda ka ganacsada iyo khaniisyada oo caadi ka ah dalkaasi oo xitaa ay aroosyada ka ciyaaraan.

Soomaaliya maxay ka baran kartaa arintan halista ah

Inkastoo dalku burbur ku jiro oo ayna jirin dawlad awoodleh oo xukunta xuduudaha dalka oo dhan, waxay dhiirigelin kartaa in maamul jufeedkasta uu iska hubiyo dadka ajaanibta ee furanaya xarumo caafimaad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...