November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maraykanka oo markale Farmaajo uga soo hanjabay baraha bulshada

Maraykanka iyo xulafadiisa AMISOM ayaa isku diyaarinaaya inay inqilaabaan madaxweynaha Somaliya. Wa markii labaad ee Marayankanku ka soo hanjabo baraha bulshada, ayagoo isticmaalaya erayga xafgiska Afirka.



”Waxaan u sheegayaa madaxweyne Farmaajo inuu si degdega ugala shaqeeya doorashada gunti gijiiye Rooble ayaa lagu qoray baraha bulshada.




Waa markii labaad ee madaxweynaha looga soo hanjabo baraha bulshada weliba ka sheeganaya magaca Afrika si loo qariyo cida wax soo qoreyso.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS