Munaafaqada safiirada reer galbeedka oo welli aan la xakamayn
Waxa welli socota munaafadaqa safiirada reer galbeedka ay ka dhex wadaan siyaasiinta dalka. ”Waxa muuqata inaan welli si fiican loo xakamayn, waxaan aragnaa ayagoo la kulmaya maamul jufeedyada iyo wasiirada raacsan gunti giijiye Rooble ayuu yiri Cali Calasow.
Inkastoo geed lagu xiray waxay haddana markasta ka faaiideystaan khilaafka ay abuuraan kadibna iska dhigaan inay iyagu xalka wadaan ayuu raaciyay Cali Calasow.
Waxay ka dambeeyeen kala eryidii gudoomiyaha doorashada iyo kala diristii guddiga khilaafaadka oo hawshooda si fiican u watay, waxaanan shaki ku jirin inay sal u yihiin khilaafka maanta ka jira dalka ee uu horseed ka yahay gunti giijiye Rooble oo ku fashilmay inuu doorashada soo afjaro.
Kama fursanayso in dhawaan la eryi doono haddayna joojin farogelinta ay ku hayaan doorashada dalka iyo nidaamkiisa ayuu qabaa Xuseen Warsame.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...