Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Somaliya waxay horumar ku gaadhi kartaa luqadeeda oo ay hormariso: MAQAAL

Dawlad la’aanta iyo burburka ku habsaday dalka ayay luqaduna ka mid tahay meelaha sida xooga loogala dagaalamay in horumar laga sameeyo. Waxa keliya ee hadda luqada sii wada waa suugaanta sida gabayada iyo heesaha ayuu yiri Xuseen Warsame taasna waxa ku socda weerar uga imaanaya wahaabiyada iyo Carabta.



Nidaamka Wahaabiga ee ku faafay dalka wuxuu dhalinta u diidaa inay ku heesaan AFKOODA HOOYO waxayna ugu bedelaan inay ku heesaan Carabi ayna intooda badan fahmin, ayadoo ay muhiim tahay in Carabiga la barto maadaama asal u yahay diinteena kuna soo degay.



”Sida Wahaabiyadu u isticmaasho Carabiga ayaa ah si qaldan taas oo ah inay nacsiiso dadka luqadooda ayuu qabaa Xirsi Warfaa. Weerarka ugu culus ayaa ka yimi luqada Ingiriiska inkastoo ay caalami noqotey haddana waxay dib u dhigtey horumar laga samayn lahaa luqada hooyo.

Maamulada jufooyinka ee min Saylac ilaa Kismaayo ka jira dalka waxay ku mashquulsan yihiin sidee kuraasta jufada loo kordhiyaa iyo sidee hadhaaga yar ee kheyraadka dalka loo bililiqaystaa marka wax kale iyaga uma cada.



Ayadoo ayan jirin dawlad dhexe oo adag inkastoo hadda ay soo xoogaysanayso iyadna waxay ku mashquushay sidii dalku u heli lahaa ciidan tayo leh oo hanta amniga laakiin way isku wadi kartey horumarinta Af-Somaliga iyo hawlaha kale ee socda, ayadoo ka bilaabaysa direyska ciidamada iyo barnaamijyada ka baxaya idaacadaha iyo weliba boodhadhka meheradaha taas oo isbedel weyn laga dareemi karo muddo yar.




”Dawladu ma fahamsano laakiin waxay abuuraysaa shaqo abuur toosa afka hooyo oo la hormariyo. Si kastaba ha ahaatee horumar laguma gaaro luqad kale waayo macnaha aqoontu waxay lumaysaa inta tarjumaada lagu jiro.

”Waxaan ku jirtaa tartan u dhexeeya labadii gumeysi ee hore iyo Turkiga oo hadda isna dagaal xoogan ugu jira sidii uu luqadiisa u gaarsiin lahaa dalkoo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...