Saturday, February 8th, 2025
header










Meta







Maraykanka oo cabsi ka qaaday gantaal Woqooyiga Kuuriya tijaabisay

Milatariga dalkaasi Maraykanka ayaa sheegay inay cabsi ka qaadeen gantaal aad u dheereeya oo ay tijaabisay Waqooyiga Kuuriya usbuucii hore. Gantaalkan oo ah nooc casriya ayaa aad uga dheereeya dhawaqa caadiya.



”Isla markii Waqooyiga Kuuriya tijaabisay gantaalkaas xawaaraha dheereeya ee lagu ganay dhinaca badda waxaan markiiba la boobnay difaac milatari ahaan iyo duulimad ahaanba inaan fiirino inuu nagu soo wajahnaan karo ayuu yiri sarkaal u hadlay milatariga dalkaasi. ”Runtiina ma sheegi karo inaan iska difaaci karno iyo in kale ayuu raaciyay.



Dhinaca kale waxa iyana markiiba la hakiyay diyaaradaha kici lahaa kuwa socdana looga digay in is difaac la gali karo. ”Waxaan hakinay diyaarado kici lahaa waana hawl caadiya marka ay jiraan gantaal la tijaabinaayo uu ku soo wajahnaan karo Maraykanka ayuu yiri sarkaal u hadlay waaxda socdaalka.




Waxase milatarigu markii dambe ogaaday in gantaalku ku dhacay meel aan uba dhawayn xadkooda oo u dhaxaysa Shiinaha iyo Jabaanka. Waqooyiga Kuuriya ayaa horumar weyn ka samaysay dhinaca gantaalaha ridada dheerna, ayadoo hadda u baahnayn gantaal rido dheer maadaam aya haysato gujis ay ku garacaaci karto Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...