Haweenay Somaliyeed ayaa aad uga cadhootay gabdho Somaliya oo afka duubtey sidii argagixisada kadibna cay aan meelna loo dayin u kala tiriya qabiilada Somaliyeed sida Daaroodka iyo Hawiya iyo Isaaqa oo ay tiri waa kuwii gubey dalka. Haweenaydan ayaa leh waxaan ka mid ahay qabiilada gubey dalkii Somaliya mana jecli gabdhaha sidan u dhaqmaya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)
Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay
Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin