Ruushka ayaa u qabtey muddo wadamada la saftey Maraykanka ee colaada u muujiyay muddo sadex cisho inay gaaska ay isticmaalaan ku bixiyaan lacagta Ruushka ee RUUBALKA. Jarmalka iyo wadamada kale ee dabadhilifka u ah Maraykanka ayaa diidey inay ruubalka u bedelaan doolarka.
Ruushka ayaa sheegay inay goyn doonaan gaaska ay siiiyaan wadamadaas haddayna ku bixin lacagta Ruubalka oo hadda qiimaheedu aad u kacay falkan kadib.
Ruushka ayaa sheegay in doolarka casrigiisii dhamaaday maanta laga bilaabana gaaskooda ay wadamadaas u badan reer galbeedka uag iibsan doonaan doolar.
”Waxa la sugaa waa xilliga uu qabtey Ruushku in gaaska laga jaro. Waxa kor ugu sii kici doona qiimaha gaaska oo haddaba ay la cadiban yihiin haddii ayna bixin. Maraykanka iyo dabadhilifyadan ayaa joojiyay doolarkii uu Ruushku ka qaadan jiray taas oo ka dhigan inay xaniban tahay lacagtii uu gaaska ku gatay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay