Waxa ka bilowday magaalada Muqdisho is diiwaan gelinta iyo shahaado qaadashada musharixiinta madaxweynaha oo la qaban doono 15-ka bisha. Waxa la filayaa inay is diiwaan geliyaan musharixiin farabadan.
”Inta badan waxa ka qasaaraya 40-ka kun ee laga rabo waxase soo baxaya in badankood ay bixinayaan lacagta wadamada taageeraya ee ka raba codkooda ayuu qabaa Cali Calasow.
In ka badan 30 musharixiin ayaa la filayaa in la diiwaan geliyo, doorashada dhacaysa 15 Maajo oo ah maalinta dhalinyarada ee SYL. Kuwa maalintaas ku beegay aaa u muuqda inay gebi ahaanba ilaaween taarikhda dalka.
”Waxa muuqata burburka daba dheeraaday iyo dawladnimada weerarka lagu hayo in la ilaaway halgano muhim u ahaa dalka ayuu qabaa Xuseen Warsame.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay