Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Caruurta Yukrayn oo la siiyay kimiko suna iyo dal la magacaabay

Waxa walaac adduunku ka muujiyay hubka kimikada oo Maraykanku ka caawinaayay Yukrayn ilaa uu Ruushku qabsaday bariga dalkaasi kadibna helay shaybaadho shiki abuuray.



Ruushka iyo Shiinaha ayaa si degdega u dalbaday in Maraykanku sharaxo waxa uu ka qabanayay Yukrayn iyo shaybaadhka uu ka waday. Maraykanka ayaa qirtay inay jirto shaybaadhkaasi laakiin aanu shaqo ku lahayn milatari. Waxase hadda la ogaaday in shaybaadhkan intaas ka balaadhnaa oo ay ku jireen Jarmalka iyo Bolan.



Waxa kale oo hadda Ruushku ogaaday baadhitaan kadib in caruurta Yukrayn ee gobolka Dombaas ee ka go’ay Yukrayn la siiyay lacag lagu xardhay cudurka feedhaha ee qaaxada.



Lama oga tirada caruurtaas ee ay saamaysay waxase la xaqiijay in daaweyntoodu kharash badan tahay maadaama daawada loo cuna qaaxada ay suntani adkeysi u yeelatey.

”Waxay ka faaiideysteen dhalaalinimada maadaama caruurtu wax kasta liqaan kadibna farahooda sunta leh ay ku cunaan cuntada ayuu yiri khabiirka baadhaya kimikadan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...