Hogaanka aqalka sare Cabdi Xaashi ayaan ku farxin lacagta horgale Xasan Sheekh ka saaray bangiga ayadoo uu amarka uu bixiyay safiirka Imaaraadka oo hadda u muuqda nin xukuma dalka.
Si la isugu dayo in la dabaalo musuqa xun ee dalka ka bilowday mudada 5-ta cisho ah ayaa Imaaraadku sheegeen inay lacagta badankeeda u kala qaybiyeen horgaleyaasha ay taageerada siiyeen.
”Runtii ma jecli inaan ka hadlo waxa durba dhacayo laakiin ma jeclaysan waxaanse ka hadli doonaa waqtigeeda ayaa laga soo xigtey Cabdi Xaashi.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay