Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Horgale Xasan Sheekh oo qaybtiisa ka qaatay lacagtii Imaaraadka

Horgale Xasan Sheekh ayaa Imaaradka ku wareejay lacagtii ay rabeen inay dalka ku qasaan. Safiirka Imaaraadka oo aad u qoslaya ayaa la sheegay in lagu arkay meel aan ka fogeyn bangiga dhexe.



”Aaminimada madaxweyne Farmaajo waa tii dadku ku jeclaadeen ayuu yiri Cali Calasow. Maanta waxa Horgale Xasan Sheekh sameeyay wax cusub maaha waa intii lagu yaqaanay. Waxay nooga dhigayaan lacag la siinayo Somaliya waxase la ogyahay inay tahay musuqmaasuq xun.



Rooble Baahane ayaa la sheegay in Imaaraadka looga yeeray si qaybtiisa u qaato lacagta lagu wareejiyay oo dhanayd ku dhawaad 10 milyan oo doolarka Maraykanka.




Imaaraadka ayaa aad u faraxsan guushana ku tilmaamay mid ay uga aarguteen dawladii madaxweyne Farmaajo. Imaaraadka ayaa abaal la;aan diri doonin horgale Xasan Shekh sida uu qabo Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...