12/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kaftanka siyaasada oo iyaguna ku darsaday 10 sanno

Kadib markii horjoogaha lagu qasaaray ee maamul jufeedka Somalilaan uu iskaga darsaday 2 sanno ayaa kaftanka siyaasaduna iskaga darsadeen 20 sanno. Waxa ka sii daran kuwo la yidhaa golaha guurtiga oo fadhiga ku cuna lacagta masaakiinta ayaa iyaguna iskaga darsaday 5 sanno.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS