Muqdisho 04 Jan 2014–Gaadhi ay wateen argagixisada shabaab oo ciidamada amniga ku daba joogeen ayaa ku qarxay gaadhi rakaab ah oo wadada marayay waxana halkaasi ku dhintey afar ruux halka hal qofna dhaawac noqdey.
Argagixisada shabaab ayaa gaadhi ka soo buuxiyay walxaha qarxa iyagoo diyaar u ahaa inay isku qarxiyaan waxase ku ogaaday ciidanka amniga waxana bilowday is cayrsi. Waxana kadib gaadhigii ku dhacay gaadhi rakaab ah waxa sidaas yiri wasaarada amniga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay