November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maamulka Khaatumo oo digniin ka soo saaray weeraro uga yimaada Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo ayaa deegaanada Khaatumo socdaal ku maraya isaga oo jooga deegaanka Boocame halkaas oo uu shir la qaatay waxgaradka deegaanka waxayse ka digeen haddii weerar lagu soo qaado in ayna gacmaha laabanayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM