Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Baranbarada oo wadamada qaar loo isticmaalo daaweynta cuduro caana iyo tan ugu yaab badan oo maraq laga sameeyo

Markaad xasuusato magaca barabaro ayaa waxa markiiba aad xasuusanaysaa wasakh iyo meel nadaafada ka fog sida kushiinada, musqulaha iyo meelaha ka sii daran oo Baranbaradu ku nooshahay. Musqulaha Somalida ayaa ka mida meelaha soo jiita Baranbarada. Hadaba cayayaanka sidaasa ayaa la baaray lana ogaaday in uu leeyahay faaiidooyin badan oo xaga caafimaadka ah.

Culimada wax baara ayaa is waydiinaya sida Baranbaradu ugu nooshahay wasakhda hadana ayna waxba ku noqon cudurada buuxa inkastoo iyagu ayna aaminsanayn awoodaha Rabi. Baranbarada ayaa jirkeedu leeyahay difaac xoogan oo kaliya cudurada ay ku nooshahay.

Wadanka Shiinaha ayaa maraq ka sameeya Baranbarada isla markaana ku daaweeya cuduro caana sida gaastariga mindhicirada iyo gubashada taas oo keenaysa in dad badan ka shikiyaan daawooyinka laga keeno Shiinaha inkastoo xilliyada mar la isticmaalo.

Maraykanka ayaa iyaguna gobolada qaar la isticmaali jiray shah laga sameeyay Baranbarada inkastoo aad garan karto inta Baranbaro ee la dilay si loo sameeyo koob shaaha oo qof cabo.

_86464633_roack-snacks-think-976[1]

Dhinaca kale qiimaha Baranbarada ayaa kor u kacay dalkaasi Shiinaha kadib markii dad badan ogaadeen in cayayaanka lagu arkay faaiido. Waxa jira nin u samaystey warshad oo markii ugu dambeeyay ku hayay in gaaraysa 2 milyan oo Baranbaro ah.

Culimada dhinaca dadka naafada ah ayaa iyaguna darsaya sida lugaha Baranbaradu u samaysan yihiin iyo miisaanka ay ku taagan yihiin si ay wax uga bartaan.

Waxa soo akhriyay laba warbixin oo laga qorey Baranbarada Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...