Jigjiga 07 Jan 2015–Qaar ka mida qurbajoogta reer Harawa oo booqdey dawlad deegaanka Somalida Itoobiya halkaas oo casho sharaf loogu sameeyay ay ka qaybgaleen madaxweyne ku xigeenka dawlad deegaanka Mowliid Haayir ahna wasiirka waxbarashada, wasiirka qurbajoogta Cabdi Barre Macalin iyo wasiirka ka hortaga masiibooyinka Maxam Daahir.
Qurbajoogta oo Ingiriiska ka tagtey ayaa sheegay in ay maalgashanayaan waxbarashada iyo beeraha ayna ku xidhi doonaan waxbarashada qaar ka mida jaamacadaha Ingiriiska.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)
Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay
Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin