Thursday, December 7th, 2023
header










Meta







Qiimaha saliida caalamka oo hoos u dhac weyn ku yimi iyo shirkadaha waaweyn oo aan faaiidada u gudbin dadka saboolka ah

_80097683_80097682[1]Moscow 07 Jan 2015–Qiimaha saliida caalamka sida batroolka, naaftada iyo gaaska iyo waxa laga sameeyo ayaa hoos u dhac weyni ku yimi iyadoo hadda ay jirto in saliid badani caalamka buuxdo uuna yaryahay wadamada iibsanaya iyadoo dhinaca kale wadamada America ay hadda soo saaraan gaas iyo batrool lagu soo saaro sanco cusub.

Dawladaha reer Yurub oo ah kuwa ugu badan ee quuta saliida caalamka ayaa u sheegay shirkadaha waaweyn in ay faaiidada hoos u dhaca saliida u gudbiyaan macaamiishooda saboolka ah iyagoo dhimaya qiimaha gaaska iyo batroolka.

Inkastoo Yurub ayna jirin khasab hadana dawladuhu waxay awoodaan in ay siyaabo kale ugu khasbaan in shirkaduhu faaiidooyinkaas u gudbiyaan dadka soo doorta.

Qiimaha saliida sida batroolka ayaa hoos uga maray halkii foosto 50 doolar markii ugu horeysay ilaa 2009 taas oo wadamo badan oo ku tiirsan kor u kaca saliida sida Ruushka uu soo foodsaartey dhaqaale xumo halka Maraykanku ku farxay iyagoo ku faanaya in ay haystaan sancooyin badan oo abuura shaqo.

Sucuudiga ayaa ku sii giijiyay Ruushka iyo wadamada kale iyagoo sii raqiisiyay saliida ay ka iibiyaan dalalka Yurub.

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...