18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka macdanta maamulka Siilaanyo oo shir jaraaid oo calaacala kaga hadlay macdantii la joojiyay ee Siimoodi+MUUQAAL

WP_20150108_008Hargeysa 08 Jan 2015–Wasiirka macdanta maamulka Somaliyeed ayaa shir jaraaid oo calaacala kaga hadlay macdantii Shiinuhu ka guranayay Siimoodi ee isaguna ka qaatay khidmada dadkii deegaankana loogu bedelay sun iyo barakac. Wuxuu kale oo uu ka hadlay shirkado kale oo ay lacago ka qaateen oo ka hawlgalay deegaanada Sool oo dawlada dhexe eriday.  

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS