Ciidamo horleh oo beesha dhexe ku soo daad gureysay degmada Boon ee gobolka Awdal iyo baadhid xun oo dadka lagu hayo
Boon 08 Jan 2015–Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boon ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamo farabadan oo ka socda beesha dhexe la geeyay deegaankaasi iyagoo ka cabsi qaba in kacdoonku la wareego. Ciidanka ayaa baadhid xun ku haya dadka soo galaya iyo hareeraha magaalada iyagoo dadka kala degaya baabuurta.
Kacdoonka reer Adal ayaa wali is diyaarin ku jira iyagoo ka fiirsanaya talaabada ay ka qaadayaan ciidankan soo qaldamay ee ku soo duulay dhul aan ka mid ahayn.
Kacdoonka reer Adal ayaa awood u leh in ay kala gooyan gurmadka beesha dhexe inta jooga gobolkana ku qasbaan inay is dhiibaan.
Hubka SNM la tagtey ayaa u badan hub bari hore laga ururiyaySamaroonka oo lagu xereeyay xeryo SNM ku leedahay Hargeysa.
La soco wixii warara e ka soo kordha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...