23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/rashiid Xasan Mataan oo Boorama ka helay soo dhawayn inkastoo uuna hadda ku jirin xisbina

C/rashiid Xasan Mataan oo ka tirsanaa xisbiga UCID oo hada iska casilay ayaa Boorama ka helay soo dhaweyn. Musharaxa xisbiga Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeyay C/rashiid in uu ka baxsaday xilli uu u baahnaa. Mar Jamaal ka hadlayay Faysal Cali Waraabe kuna eedeeyay in uu rabo in uu xisbiga iibsado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM