Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ruushka oo cunaqabatayn dhinacyo badana ku soo rogaya Turkiga sugayana raaligelin iyo mag

Madaxweynaha Ruushka ayaa wafdi caalami ah u sheegay in Turkigu doonayo in uu xiriirka Ruushka iyo Turkigu ku rido hog sheegayna in ay wali sugayaan raaligelin iyo mag wixii khasaare ee soo gaadhey. Erdogaan ayaa si qalafsan u wada diyaarada dalkiisu soo riday iyadoo ayna ku hayn wax khatara dalkeeda iyo dadkeeda ayna fursad u haysteen in ay la hadlaan diyaarada.

Ruushka ayaa sheegay in ay ka aargudanayn Turkiga milatari ahaan taas oo aduunku walaac weyn ka qabey waxayse sheegeen in ay soo rogayaan cunaqatay dhinacyo badana.

Ruushku ma sheegin in uu joojinayo gaaska Turkigu ka soo iibsado dalkiisa oo ah mid Turkigu ku noolyahay boqolkiiba 60 inkasto la oran karo Turkigu wuxuu awoodaa in ay gaas ka soo iibsadaan dalka yar ee Qadar ee ay Siiriya ku wada jiraan sidii looga dhigi lahaa Somaliya.

Raiisal wasaaraha Ruushka ayaa sheegay in cunaqataytan ay saamayn doonto meelo badan oo uu ku xiran yahay dhaqaalaha Turkigu. Dhinaca kale Turkiga ayaa sii daayay cod ay ku sheegeen in uu ahaa midkii loogu sheegay diyaarada Ruushka in ay ka noqoto xadka Turkiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...