04/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Awdalow maad nagu daba dheganaan doontaan ilaa qiyaamiyaha taageera suldaan Wabar: Caaqil Rubaax oo reer Hargeysa ah+MUUQAAL

WP_20150110_007Hargeysa 10 Jan 2015–Caaqil Rubaax oo reer Hargeysa ah ayaa taageero u fidiyay kacdoonka reer Adal sheegayna in been lagu noolaa rubuc qarni ictiraafna aanu jirin reer Adalna lagu xidhay kontayner. Nagu daba dheganaan maysaane samaysta wixiina kuwa ku jira xukuumada Siilaanyaan la hadlayaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS