Gudoomiyaha deegaanka Araabi oo waraysi bixiyay fariina u diray qurbajoogta deegaanka: dugsigii soo balaadhiya+MUUQAAL
Boorama 10 Jan 2015–Gudoomiyaha deegaanka Araabi mudane Qaasim Suleymaan Dayl oo booqasho ku yimi Borama ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay heerka waxbarasho ee deegaanka codsina u diray qurbajoogta deegaanada Araabi si dugsigii sare ee Araabi loo balaadhiyo.
Qurbajoogta deegaanada Araabi ayaa ku guulaystay sanadkii hore inay dugsi sare ka yagleelaan Araabi kaa soo hadda la dhigto uuna sheegay in durba arday ay ka qalan jabiyeen.
C/trashiid Rashka, Boorama
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...