War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqii magaalada Cadan oo ay saaxiib dhow ahaayeen madaxweynaha gooni goosadka ah ee Sucuudigu wato. Yaman ayaa waxa ka socda dagaal u dhexeeya Sucuudiga iyo carabta kale iyo dadka iyo shacabka Yaman oo dhinaca. Sucuudiga oo ay taageeraan Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa Cadan dib ugu so celiyay Cabdirabi Mansoor.
Duqa magaalada Cadan ayaa wararku sheegayaan in lagu dilay qarax xoogan oo lala eegtay gaari uu saarnaa oo marayay magaalada lamana garan kario in qaraxu hore ugu sii aasnaa goobta iyo in uu ahaa mid lagu soo weeraray.
Qaraxan ayaa waxa sheegtay argagixisada Daacish oo lagu arkay calankooda madow gudaha Yaman. Cabdirabu Mansoor oo sheegta madaxweynaha Yaman ayaa waxa ilaaliya askar Sucuudi ah waxana bixiya sirdoonka Maraykanka iyo Yuhuuda oo Sucuudigu wato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
![_87060487_gettyimages-498010622[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/12/87060487_gettyimages-4980106221-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay