Badhasaab ku xigeenka gobolka Helmand ee dalkaasi burburey ee Afganistaan ayaa farin qoraaleed facebook u soo mariyay madaxweyne Qaani una sheegay in gobolku gacanta u galayo argagixisada Talibaan haddii lala soo gaari waayo ciidan iyo hub.
Badhasaabka ayaa sheegay in uu shaqadiisa jecelyahay oo aanu rabin in uu lumiyo lasakiin ay xaqiiq tahay in askar badan naga dhimatey kuna dhinteen qaraxyo.
Fariintan facebook taala ayaa muujinaysa in kuwa ka horeeya madaxweynaha ayna gudbin xaalada dhabta ah ee gobolada taasina keento in argagixisadu ka faaiideysato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay