Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xeer ilaaliyaha qaranka oo sheegay in dhalinyaro Somaliyeed ku jiraan xabsiyada 22 dal

Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in uu ogyahay dhalinyaro gaaraysa 1,200 in ay ku jiraan xabsiyada dalal baan oo aduunka inkastoo tiradaasi ay aad u yartahay.

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka Hadlay Dhalinyarada Soomaaliyeed eek u xirxiran dalalka Caalamka isagoo Sheegay in Xafiiskiisa uu dadaal ku bixinayo sidii Dhalinyaradaaas uheli lahaayeen Cadaalad.

Waxa uu sheegay in dhalinyaro ka badan 1,000”Kun” ay ku xiranyihiin dalalka Caalamka kuwaasi oo uu tuilmaamay in lagu heysto arimo Burcad badeednimo.

Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa Qiray indhalinta xiran dhamaantood eysan eheyn Burcad badeed isagoona tilmaamay iney Jiraan Kaluumeysato Soomaaliyeed oo laga qaqabtay Xeebaha Soomaaliya xili ay ku guda Jireen kaluumeysi.

Dhalinyaradan ayuu sheegay in ay ku xiranyihiin 22 Dal waloow uusan Magacaabin Dalalka ay ku xiranyihiin Dhalinyaradaas.

Bishan Gudeheeda ayey eheyd markii uhoreysay oo dowlada Soomaaliya loo soo gacangaliyo Dhalinyaro uxirnaa in Mudo ah Falal Burcad Badeednimo,waxaana Dowlada kusoo wareejisay dhalintaas Jaziirada Seychelles.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...