Hay’ada Ingiriiska laga leeyahay ee la baxday magaca amnesty International una dooda xuquuqda siyaasada dadka ay taageeraan aduunka sadexaad ayaa eedaysay Ruushka.
Hay’adan oo ka aamusan xasuuqa iyo barakicinta ay xulafada Turkiga, Sucuudiga, Yuhuuda iyo Maraykanka ka gaysteen dalkii la oran jirey Siiriya oo ah dal quruxbadan.
Siiriya ayaa laga soo reebay Qolfoof Kadib markii Maraykanku siiyay hub casri ah argagixisada caalamiga ah ee Daacish kuwaas oo ku qabsaday dhul badan oo ku yaal Siiriya iyo Ciraaq.
Hay’adan ayaa Ruushka ku eedaysay in ay dileen dad shacaba.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay