November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Prof Axmed Samatar oo waraysi kaga waramay r/w cusub wasiiradiisa iyo heesihii oo aan ka maqnayn+MUUQAAL

WP_20150114_003Hargeysa 14 Jan 2015–Prof Axmed Samatar ayaa waraysi siiyay telefishanka Siilaanyo ee magaalada Hargeysa wuxuuna ka yaq yqasooday kubada wareegaysa ee kolba lagu magacaabo raiisal wasaaraha Somaliya iyo wasiirada soo noqnoqdey iyo dhinacii fanka oo aan ka maqnayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS