November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Majaajilaystihii Ilkacase oo geeridiisa dad loo soo qabqabtey iyadoo looga shakisan yahay in la sumeeyay

WP_20141122_001Muqdisho 22 Nov 2014–Majaajilaystihii Ilkase ee shalay geeriyooday oo geeridiisa dad loo soo qabqabtey looga cshikisan yahay in la sumeeyay. Kooxaha argagixisada iyo kuwo kale ayaa adeegsanaya xeelado badan oo lagu xasuuqo dadka ay gaaleeyeen ama fikirkooda diidan.

Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Baaritaano ku wada Dadka Kiiskaasi loo soo qabtay,waxaana la sheegay in Waxyaabaha Maandooriyaasha loo yaqaano Sun loogu daray sida Wararku ay sheegayaan.

Sidoo kale Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuun Ilka Case ayaa waxaa ka Tacsiyadeeyay Abwaanada,Fanaaniinta iyo Wasiirka Warfaafinta oo Tacsi u diray Ehelka iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM