Majaajilaystihii Ilkacase oo geeridiisa dad loo soo qabqabtey iyadoo looga shakisan yahay in la sumeeyay
Muqdisho 22 Nov 2014–Majaajilaystihii Ilkase ee shalay geeriyooday oo geeridiisa dad loo soo qabqabtey looga cshikisan yahay in la sumeeyay. Kooxaha argagixisada iyo kuwo kale ayaa adeegsanaya xeelado badan oo lagu xasuuqo dadka ay gaaleeyeen ama fikirkooda diidan.
Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Baaritaano ku wada Dadka Kiiskaasi loo soo qabtay,waxaana la sheegay in Waxyaabaha Maandooriyaasha loo yaqaano Sun loogu daray sida Wararku ay sheegayaan.
Sidoo kale Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuun Ilka Case ayaa waxaa ka Tacsiyadeeyay Abwaanada,Fanaaniinta iyo Wasiirka Warfaafinta oo Tacsi u diray Ehelka iyo Qaraabada uu ka Geeriyooday.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...
August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...
August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...
August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...
August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...