Raiisal wasaaraha Malaysiya ayaa ka badbnaaday in uu lumiyo jagada dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in uu jabsaday lacag gaar ahayd oo loogu talogalay mashaariic una istcimaalay shaqsiyan.
Waxase sheekadu qaraxdey markii Sucuudigu sheegay in ay xisbiga Najiib ee talada haya ay siiyeen lacag gaaraysa 500 oo milyan oo doolar oo lagu iibsanayay codka shacabka Malaysiya si ay diideen xisbiga mucaaradka oo uu ku jiro urur diimeedka ay colka yihiin urur diimeedka Sucuudiga ee akhwaanka.
Sucuudiga ayaa ka baqay in ururkaasi xukunka la wareego wuxuu meel qarsoodiya u soo mariyay raiisal wasaaraha hadda lacag aad u farabadan oo hadda lagu qalday lacag gaar ahayd.
Fadeexadan ayaa imanaysa halka lacagtaasi loo mariyay raiisal wasaaraha Malaysiya oo hadda loo malaynayo in ay tashay bangiyada Swisserland.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay