Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Badhasaabka Saylac oo la dirirey maamulaha kastanka Saylac oo rabey in la soo geliyo raashin dhacay

Lawyacado (ARAABINEWS 26/01/2016)–Saaka subaxnimadii ayay ahayd markii magaalada xadka ah ee Lawyacado ee u dhaxaysa Awdal iyo Jabuuti uu soo galay gaari wada raashin dhacay. Dadka deegaanka ayaa dareemay in raashinkan uu wadaa gaarigani uu dhacsan yahay isla markaana ayb tahay in aan la soo dejin.

Waxase goobta joogey kastanka Siilaanyo ku naaxiyo Saylac ee Faysal Magafe wuxuuna ku doodery in raashinka la soo dhaafiyo iyadoo ay halkaas ay arintu m,arayso ayaa waxa yimi badhasaabka Saylac.

Wuxuu arkay arinta wuxuuna yiri raashinu haduu dhacsan yahay lama soo gelin karo…iyo waa la soo gelinayaa oo uu ku doodey Faysal Magafe waliba raaciyay in la siin doono xoolaha.

Badhasaabka ayaa cadhoodey kadibna u sheegay Faysal Magafe in uu ku ekaado shaqadiisa oo aanu soo farogelin arimaha dawlada. Waxa Iyana loo sheegay wasiirada maaliyada Samsam oo wax u ah Faysal Magafe.

Waxana lagu soo waramayaa in ay u gudubtey dhinaca Jabuuti si ayaa la yiri ay u xaliso arintan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...