Gabay waaniigii tiiriyey ee tuuray waa hore. tusmadiisa waa taan ku idhi taabka kuu jaray. wuxuunbaase toos igu yimid xalay tiraabkii alleelbaa tixdani kuu sidee togo wararkiisii. budin baa kusoo tebiyey oo toos u soo leliyey.
wuxu yidhi tabaalada aduun turuqday beeshii.
wuxu yidhi tumaatida abaar beledki taam yeel.
wuxu yidhi tudhaa uma ahayo taakuliyo tiir.
wuxu yidhi ragii aan tebey tamashle yaal weeyi.
tolkayaw dadkiinii u kaca tamari yeelkeed.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI
More Stories
Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa
Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda
Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI