November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sawiradii u dambeeyay wanqalkii magaalo madaxda cusub ee deegaanada Harawo ee Dharwanaaje oo la daahfurey

Waxa si quruxbadan ku dhamaatey wanqalkii degmada cusub ee Dharwanaaje oo xarun u noqonaysa deegaanada Harawo ee ismaamulka Somalida Itoobiya. Xafladan ayaa si weyn loo soo agaasimey waxana ka qaybgalay madaxweyne ku xigeenka, marti sharaf, cuqaal iyo madax dhaqameedyo ka kala yimi Ismaamulka iyo deegaanada ku xeeran.

Waxa lagu soo bandhigey suugaan kala duwan waxana laga hadlay waxqabadka aan kala joogsanayn ee uu hogaamiyo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo tiimkiisa ku wareegsan oo aad u fifircoon.

Waxa la dhagax dhigey xarun caafimaad iyo dugsi ay degmada cusub yeelan doonto. Guud ahaan jawiga ayaa ahaa mid degan iyo xaflada oo ku soo dhamaatey farxad. Ugu dambeyna waxa daahfurey degmada madaxweyne ku xigeenka Ismaamulka muidane Mawliid Haayir.

12140791_1020454448020486_3098657839999369388_n[1] 12439091_1223174851044883_7423210684238111939_n[2]

12439290_1223174811044887_4018844587731847723_n[1] 12799067_1020454984687099_4990196827876856179_n[1]

10649983_1223175004378201_7400291087858583343_n[1]12799067_1020454984687099_4990196827876856179_n[1]12928339_1020453301353934_8086321325397526047_n[1]12439290_1223174811044887_4018844587731847723_n[1]12140791_1020454448020486_3098657839999369388_n[1]

12924469_1223175454378156_1758988034926130108_n[1]

12923133_1020454708020460_73793014909913459_n[1] 12923293_1020452728020658_5528729126204216755_n[1] 12924469_1223175454378156_1758988034926130108_n[1] 10649983_1223175004378201_7400291087858583343_n[1] 10660106_473953662792227_4841892512315532552_n[1] 12928339_1020453301353934_8086321325397526047_n[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS