Wasiirk ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay u hoosgelinayaan codbixin dadban oo dadka la diiwaangelinayo waydiinaysa ”ma jeceshihiin in aad ka go’daan Somaliya inteeda kale oo haa iyo maya. Maamulkan aya dareensan in ay sidaa aduunka ku khiyaamayn karaan.
Waxa waliba ay doorteen sadex magaalo oo laba kamida ayna degin beesha Isaaq halka Ceerigaabo ay qayb ka degaan. Laguma soo darin Gobolada Khaatumo State oo lagu darsado magaca Somaliland wuuna diidey in uu sheego sababta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay