November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xulalka Gaana iyo Aljeeriya oo u soo baxay wareega labaad ee ciyaaraha Afrika+SAWIRO

Xulalka kubada cagta ee Gaana iyo Aljeeriya ayaa u baxay wareega labaad ee tartanka koobka Afrika. Gaana ayaa garaacaday xulka Koofur Afrika laba gool iyo hal oo iyagu aan filayn inay soo baxaan halka xulka Aljeeriya laba gool iyo eber ay ku garaacaday xulka Senegal inkastoo Senegal muujisay ciyaar quruxbadan.

Wareega koowaad ayaa la soo gabagabaynayaa maalinta berto ah halkaas oo ay wada ciyaati doonaan Cameroon iyo Ivory Coast oo noqon doonta ciyaar adag iyo Gini iyo Maali.

Wareega labaad ayaa bilaabmi doona Sabitda soo socota iyadoo ciyarta kama dambeysta la ciyaari doono maalinta Axada ee sideeda bisha dambe.

_80564154_algeriafans[1] _80564156_bentaleb[1] _80566065_asamoahgyanreuters[1]

ARAABINEWS