Igwatooriyal Gini–Ciyaarihii wareega labaad ee koobka Afrika ayaa lagu kala baxay iyo Dimoqradiga Congo oo reebtay dalka jaarkeeda ah ee Congo halka Tunisiya lagula kacay cadaalad xumo kadib markii rigoore loo dhigey Igwatooriyal Gini aakhirkii ciyaarta.
Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Congo oo jaarkeeda wabiga u dhexeeya ku garaacday 4 gool iyo laba. Halka Tunisiya oo guushu raaci rabtey laga dhigey rigoore ciyaartuna ku dhamaatay 2 gool iyo hal ay guushu raacday Igwatooriyal Gini.
Goolyaha Tuunisia ayaa lagu ifiyay shucaac markii lagu laadayay rigooraha taasoogarsooruhu iska indha tiray.
ARAABINEWS
![_80701250_drcongo[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/80701250_drcongo1.jpg)
![_80702178_drcongofans[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/80702178_drcongofans1.jpg)
![_80704253_balboa[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/80704253_balboa1.jpg)
More Stories
Xulka Faransiiska oo la tacaalaya cudur aan la garanayn
Ciyaartii Marooko iyo Faransiiska oo dib loo ciyaari karo iyo sababta
Amni daro la soo deristay xulka kubadda cagta ee Gaana