Argagixisada Daacish ama ISIL oo gowracday nin wariye ah oo u dhashay Jabaan
Siiriya–Argagixisada bani aadamka ee Daacish ama ISIL ayaa gowracday nin wariye madax banaan ah oo Siiriya muddo joogey laguna magacaabo Kenji Goto kadib markii ay hore u gowraceen ninkale oo isna wariye ahaa.
Xasuuqan u dambeeyay ayaa imanaya iyadoo argagixisadu diiday in ay sii dayso wariyeyaashan aan waxba galabsan.
Wadanka Urdun ayaa sheegay in iyaguna sugayaan sii daynta baylood ay diyaaradiisii kula dhacday gudaha goob ay maamulaan argagixisada Daacish.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...